Madaxweynaha Somaliland oo sameeyay isku-shaandhayn kooban
Hargeysa. 13 September, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta sameeyay isku shaandhayn kooban oo xukuumadiisa ah, iyo magacaabis.
Agaasime cusub oo Wasaaradda Arimaha Dibadda yeelanayso iyo isku bedelka agaasimayaal kale.
1. Agaasimaha cusub ee Wasaarada arimaha gudaha MD.Maxamed Yuusuf Agaasimihii hore ee wasaarada warfaafinta
2. Agaasimaha cusub ee Wasaarada Warfaafinta Cabdikariim Aadan Cade agaasimihii hore ee Deeganka
3. Agaasimaha cusub ee Deeganka Md Maxamed Cabdilaahi Ducaale agaasimihii hore ee arimaha dibada
4. Siciid Axmed Cabdikariim Agaasimaha cusub ee Wasaarada arimaha dibada
5. Xubin cusub oo kominshineer ah oo loo magacaabey Guddida Tacliinta sare iyo maamulka Hay’adda Shaqaalaha.