Madaxweynaha Somaliland oo Markii u Horaysay ka Hadlay in Talada dalku Gacantiisa ku Jirto iyo Caafimaadkiisa {DHAGAYSO}
Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Silaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay iyaga waxaanu madaxweynuhu ka war bixiyey kulankii uu la yeeshay raisal wasaaraha Dalka Ethiopia.
Madaxweynaha iyo Weftigiisa Waxaa ku Soo dhaweeyay Madaarka Cigaal Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Waxaanu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Warbaahinta ugu Waramay Qolka Nasashada ee Madaarka isagoo ka Warbixiyay Kulankii uu la Yeeshay Ra’isal Wasaaraha Itoobiya .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Madaxweynaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AwaalWaran12.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com