Madaxweye Ku Xigeenka Somaliland oo Deeqdii ugu badnayd ee Raashin ah ka Gudoomay Boqortooyadda Sucuudiga DAAWO
Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Maanta ka Gudoomay Deeq loogu talo galay 25 Kun Qoys oo ka Mid ah Bulshada abaaruhu saameeyeen Wefti ka socday Boqortooyadda Sucuudi Arabiya.