Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Oo ka socda Dalka Britan
Hargeisa4/11/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa kulan la qaatay wefti ay hogaaminayso Gabadha Madaxda ka ah Wasaarada Khaarajiga dalka Ingriiska .Socdaalka Weftigan ayaa la xidhiidha inay furan xarunta CID-da xafiis ay ku yeelan doonto Magaalada Hargaysa.
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka warbixiyay wixii ay ka wada hadleen isagoo sheegay inay tahay xidhiidhka wanaasgan ee ka dhexeeya Somaliland iyo Dawlada Uk.
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com