Madaxii Sirdoonka dowlada Qatar oo Soomaaliya lagu dilay.
Canada 09,2013(SDN)-Sida ay sheegtay wakaalada Arabnews ee kasoo baxda wadanka Canada madaxii sirdoonka wadanka Qatar ayaa la shegay in uu ku geeriyooday gudaha wadanka Soomaaliya.
Wakaalada ma aysan xusin magaca madaxa sirdoonka wadanka Qatar balse waxa ay tilmaantay in uu Somalia u yimid sidii uu dagaal yahano uga qoran lahaa si ay uga bar bar dagaalaman dagaalmayasha mucaradka siiriya.
Waxa uu sidoo kela madaxa sirdoonka wadanka Qatar qorsheenayey in uu dagaal yahano ka qorto wadanka Morotaaniya.
Wakaalada ayaa shaaca ka qaaday in madaxa sirdonka Qatar uu ku geeriyooday qarax ismidaamin oo gaarigii uu sarnaa lala bal tilmaamaysaday.
Ma jiro wax war ah oo ay dowlada wadanka Qatar watbixntaan ka soo saartay.