Madaxda Qaranka oo Addis ababa kaga qayb galay arday qallin jebisay DAAWO
Addis ababa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka Tirsan Somaliland ayaa Magaalada Addis ababa Gaar ahaan Hoolka Shirarka ee Ururka Midowga Afrika waxay kaga qayb galeen Madal ay ku qallin jebinayeen arday ka baxday Jaamacada New Generation faraceeda Caasimada hargaysa.
Addis Ababa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com