Madaxda Dhaqanka ee Konfurta Hargaysa oo ka Hadlay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka {DHAGAYSO}
Hargaysa 21.July (SDN) Salaadiinta,Boqorada iyo Cuqaasha beel ka mid ah beelaha dega caasimada hargaysa ayaa Sharci daro ku tilmaamay Golihii dhawaan lagaga dhawaaqay Caasimada hargaysa isla markaana sheegay inaanu waafaqsanayn Sharciga Wadanka u yaal.
Waxay Madax dhaqameedkani Cadeeyay in Golaha la baxay Toosinta iyo Wada tashigu inay baal marsan yihiin Sharciga wadanka isla markaana ugu baaqay Siyaasiyiinta dabada ka riixaya inay u tudhaan Qadiyada Qaranimada Somaliland, dalkana aanay u horseedin Khilaaf hor leh.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Odayaasha21j.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com