Madaxawyanah Somaliland Aayaa Maanta Ka qayb Galay Aaska marxuumad Faadumo Axmed Ciise
Hargeisa June 29/2014 (SDN/QJ)Madaxawaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Aaska Marxumad Faadumo Axmed Ciise Oo Ku Geeriyootay Magaalada HargeisaTacsi Madaxwaynha Jamhuurioyada Somaliland
Axmed Maxamed Maxamud Silanyo Waxa Uu Tacsi U Dirayaa Qoyskii Iyo Ehelki Qaraabadii Asxaabtii Ay Ka Baxday Marwo Faadumo Axmed Ciise Oo Ku Geeriyootay 29 June Magaladni Hargeisa Laguna Aasay Xabaalaha Naaso Hablood Ee Magalada HargeisaIsagoo Oo Maxdaxwaynuhu Ka Qayb Galay Aaskasi AyaaWaxa Uu Marxuumada Ilaahay Uga Baryey Inuu Naxariistii Jano
Ka Warabiyo Qoayskii Iyo Qarabadii Ay Ka Baxdayna Uu Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbojoog
Concatc.somalidiasporanews.com