Madax Dhaqameedka Beesha Hargeysa oo Baaq u diray Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo(DHEGEYSO)
Hargeysa Feb 27,2013(SDN)-Madax dhaqameedka Beesha Hargeysa ayaa maanta kulan qabteen waxa ay fariin ugu direen Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
Madax dhaqameedka ayaa waxa ay xukuumada u jeediyeen in xoriyadiisa si taama loogu soo celiyo Boqor Raabi Yuusf oo mudo iminka Hargeysa ku xiran.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Boqor1.mp3″]