|

Madashii Daahfurka Xarunta Mu’asasada Khayriga ah ee Suldaan Xasan Bare Warsame {DHAGAYSO}

Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Madax kale ayaa maanta ka qayb galay Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey aas-aaska xarunta khayriga ahee Suldaan Xasan Barre Warsame Shire taas oo lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa.

Kulanka lagu Daahfurayay Xaruntan ayaa Waxa ka hadlay Madax ka socota Xukuumada Somaliland, Madax dhaqameedyo tiro badan oo mid Waliba ka Waramay Waayihii nololeed ee Suldaan Xasan Bare Warsame oo uu 21kii bishii Sideedaad ee kal hore ku naf waayay kadib markii uu qaaday Dooxa Dacar budhuq.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALADII MADAXDA EE XARUNTA KHAYRIGA AH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FOUNDITION21.mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

Comments are closed