|

Madasha Wada Tashiga oo Naqdiyay Siyaasada Cusub ee Wasiirka Arrimaha Dibad,Aragtidooda Dooda Qaran,iyo Xadhiga Muwaadiniinta {DHAGAYSO}

Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Xukumada Siilaanyo dhaliilo u jeediyey, iyaga oo saluug weyn ka muujiyey hanaanka maamul ee madaxweynaha tallada talka haya.

madasha-400x300Waxa kale oo ay dhaliileen Siyaasada Arrimaha Dibada oo ay sheegen in aan la garaneyn meel ay u jeedo, waxa kale oo ay ka hadleen qodob kale oo dhawar ah oo kala ah Shirweynihii Dooda Cilmiyeedka ee lagu wareejiyey Akadamiyada iyo sida ay uula muuqato iyo qodobo hore oo ay sheegen in Doodaasi lagu lafo guri doono arrimaha qaranka ee Talada iyo Toosinta u baahan , waxa kale oo ay ka hadleen xadhig taro belay oo ay sheegen in muwaadiniinta Somaliland loo geeysto.

Sidaasi waxay kus heegen Shiraa’id oo ay ku qabteen Xafiiskooda Magaalada Hargeysa.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Shirkii Jaraa’id ee Madasha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/NaqdintaWadatashi13.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

 

Comments are closed