|

Madasha Wada Tashiga oo Mashruuc Turkigu Maalgelinayo Ku Tilmaamay Socdaalka Odayada Somalia Daawo

Hargaysa 11.May 2014 (SDN/QJ)- Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa Waxay kaga Hadleen Mawqifkooda ku aadan Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Hawiye ee Socdaalka ku Jooga Somaliland Waxaa kale oo ay ka hadleen Xadhigii Mas’uuliyiinta Wargayska Haatuf ee Shalay ay Maxkamadu Xabsiga u taxaabtay.

Xubnaha Kulankaas ka Hadlay ayaa Waxaa ka Mid ahaa Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure,Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi.

Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed