|

“Maanta Xukunkii Milateri ee Siyaad bare aanu ka diidnay ayaa dalka ka Jira” Xildhibaan Baar Siciid

Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Baar Siciid Faarax oo ka mid ah xildhibaanda golaha wakiilda Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Sanaag ayaa  xukuumada uu hogaamiyo madaxwayne siilaanyo dhaliil usoo jeedisay isla markaana xukumada somalilland faro galin ba an ku hayso aqalka barlamaanka

Xildhibaan baar ayaa sidoo kale sheegtay in manta aan indhaha laga qarsan waxyaalaha ay ku kacayso xukumada madaxwayne silaanyo kuna tiraabtay in maanta xukun malatari haysto Dalka xildhibaaku waxa kale oo uu fariin u diratay shacab waynaha ku dhaqan gobolada dhaxe ee Somaliland sheegtayna hadii aanay maanta ka kacasi ahayn maxamed siyaad bare waxa lagu riday xukun malatari maanta dalka waxa haysta xukun malatari ayay xildhibaanadu sheegtay

Comments are closed