|

MAANSADA SAHAL MAHA QARANIMO IYO GARYAQAAN XAMSE DUBAD

SAHAL MAHA QARANIMO
Garyaqaan abwaan xamse dubad cabdilaahi oo kamida ardayda diyaarisa masterta ee waxka dhigata dalka Uganda ,ayaa farxada sanadguurada 18 may ee dabaaldaga jiritanka qaranimada somaliand ,hadyad uga dhigay tix gabay ah oo tabanaysa dhinacyo badan ,sidaa darted tixdan gabayga ah oo uu ugu magic daray sahal maha qaranimo ayaa waxanu soo gudbinayna hordhac madaama oo aan la gaadhin wali wakhtigii ay ku haboonayd, balse ay socoto u

diyaargaraowga iyo tababushaha musaasibada 18 may
Waxaana ka mida
Somalilaanay sanadguuro wacanyo
Salaan diiran iga how
Sanad waliba samaan iyo
Saacadbuu wataayo
Samaday ka qorantoo
cid suul daarimaysee
sadaal
wacanbaa ii muqanaysoo

la soco ……

Garyaqaanka oo ah arday ahna abwaan da yar ayaa waxa uu maansadan oo dhmaystiran idinku soo gudbin doona SDNnews ,waan maanso aaad iyo aad qiimo badan cida maqashan ay in badan waxyaabo badan ku xasuusan doonto .

Hadabo abwaanka yaa mar uu la soo xidhiidhay shabakada SDN news ayuu waxa uu hadyad saxafadeed la jeclaaday SDN inuu ku baahiyo hordhac sahal maha qaranimo

Waxa dhanka kale abwan hamse dubad uu aad uugu dhiiri galiyey dhaman masuulyiinta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada somaliland dalka ugandha inay uu diyaar garooban maalintan dhiiga fara badani ku daadaty oo aan si fuduud ku iman .

Dhanka kale waxa uu cadeyey inay ilaa had ay qaban qabada afladu ay ku soocto si xowli ah ,waxaanu dhnaka kale soo jeediyey waa in gacmaha lays qabsado oo looga shaqeeyo si habsamiya ,waana inay ahaata mid ka xoog weyn sanadi hore inagu soo maray ugandha kampala hadalkiisa ku soo afmeeray .

Xamse waa arday wax ka barta jamacada weyn kampala interanational university kan diyaariya shahadad sare masterta.

Kala xidhiidh abwan xamse emailka iyuo telka kala ah.

hamsedubad01@hotmail.com

+256793495877

OFFICE UGANDHA KAMAPLA

WARIYE khadar bitijoor

Comments are closed