|

Maamulaha Kastamka Saylac C/Risaaq Axmed Yuusuf Iyo Badhasaab Ku-Xigeenka Gobolka Salal C/Qaadir Aadan Yuusuf Ayay Maanta Ciidanka Booliisku XidheenKadib Markii Ay Dagaal Ku Dhex Maray Suuqa Badhtankiis

Hargeisa june/28/2014(SDN/QJ)Maamulaha Kastamka Saylac C/Risaaq Axmed Yuusuf Iyo Badhasaab Ku-Xigeenka Gobolka Salal C/Qaadir Aadan Yuusuf Ayay Maanta Ciidanka Booliisku Xidheen   Kadib Markii Ay Dagaal Ku Dhex Maray Suuqa Badhtankiisa. Lama Oga Sababta Rasmiga Ah Ee Labadan Masuul Isku Dileen Hase Yeeshee  Sida Wararku  Nagu soo Gaadhayaan Waxay  Sheegayaan Waxa Loo Goleeyey Suuqa Iyadoo La Waayey Cid Kala Qabata Kadib Markii Ay Labadooduba Qabsoomi Waayeen.  Markii Dagaalkoodu Dhamaaday Ee Ay Kala Calaf Qaadeen Iyada Oo Aanay Cidi Kala Qaban Ayaa Hadana Maamulaha Kastamku Mar Danbe Ku Weeraray Gurigiisa Markaas Oo Uu Dhaawcyo Gaadhsiiyey Badhasaab Ku-Xigeenka.  Ciidanaaka Booliska Ayaa Labadoodaba Xidhay, Hase Yeeshee Waxa Lagu Soo Waramayaa In Mar Danbe La Sii Daayey Lama Oga Sii Dayntooda Cida Ka Danbaysay Iyo Waxa Lagu Heshiisiiyey Mid Toona.

qurbo

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed Aadan qurbe Joog

Concat.somalidiasporanews.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ciidanaaka Booliska Ayaa Labadoodaba Xidhay, Hase Yeeshee Waxa Lagu Soo Waramayaa In Mar Danbe La Sii Daayey Lama Oga Sii Dayntooda Cida Ka Danbaysay Iyo Waxa Lagu Heshiisiiyey Mid Toona.

 

Comments are closed