|

Maamul Goboleedka Punt land oo Sheegay in aanay Raali ka ahayn Iibinta Hubka DAAWO

Garowe 18.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka amniga ee dowladda Puntland Xasan Cusmaan Alloore ayaa sheegay in dhowaan ay bilaabi doonaan howlagalo ka dhan ah hubka sharci darrada ah ee lagu haysto gobolada Puntland iyadoo wasaaradu u marayso nidaam sharciyeysan oo shacabku u hogaan samidoonaan.

Comments are closed