“Maalmahan Waxaan Hargaysa ka Maqlayay Qolyo lahaa Siyaaruu Wadaadku noogu imanayaa Markaas….” Daawo Cali Khaliif Galaydh
Taleex 21.April 2014 (SDN)- Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo maalintii Shalay ka Degay Degmada Taleex ayaa Shacabka Deegaankaasi ku Hambalyeeyay Sida uu Yidhi Sidii Geesinimada lahayd ee ay uga Hortageen Duulaankii ay ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka ee Somaliland.
Cali Khaliif Galaydh Waxa uu sheegay inaanu Jirin Wax wada hadal ah oo u socday Somaliland isagoo beeniyay inuu Hargaysa Safar ku iman lahaa .
Taleex SDN.
Contact@qurbejoog.com