|

“Ma Ogin Wax laga Wada Hadlayo,Sidaa aad Shacabkoow uga Shakisan Tihiin ayaan idinla qabnaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay Gelinkii hore ee Maanta in Xukuumada Somaliland aanay Wax Fursad ah Siinin Xisbiyada Mucaaridku inay Qayb ka noqdaan Ergada Somaliland u Matalaysa Wada Hadalada u dhexeeya iyada iyo Somalia .

Jaamaal Cali Xuseen Waxa uu dareen xun ku Milicsaday Qaabka ay Ciidamada RRU u fuliyaan Hawlgaladooda oo uu Sifeeyay Mid Mataanaynaya Rajiimkii Siyaad bare iyo ka Somaliland inay isku Wadiiqo qaadeen marka loo eego sida uu Yidhi in la baqo geliyo Shacabka .

Guji Halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysto hadalka Jamaal Cali Xuseen
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DareenkaJamaal.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed