“Lama Ogolaan doono Cid Sidata wax Hub ah Ciidankuna way ka qaadayaan” Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaadhay deegaankii dhibku ka dhacay {DAAWO}
Oog 22.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Wefti uu Balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Gaadhay deegaank God-Heeli oo shaqaaqo gacan ka hadal ahi ku dhex martay laba beelood oo Walaalo ah Isla markaana Sababtay Dhimashada 6 Qof oo labada dhinac ah iyo Dhaawaca 9 qof oo kale.
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Waxa uu cadeeyay in Xukuumadu aanay ogolayn dad Shicib ah oo hubaysan.
Oog SDN.