“Labadii Jariiradood ee Haatuf iyo Hubaal ba way xidhan yihiin, waxay ku xidhan yihiin Sharci daro” Maxamed Xaashi {DHAGAYSO}
Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Madasha wadatashiga, , ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Saxaafada Somaliland ayaa maanta kulan ay Hargeysa ku yeesheen ku shaaciyey Xulufo dhinacyadaasi ka tirsan oo Difaaci doonta Xuquuqda Xoritul qawlka. Waxay cabaareeyeen Xadhiga Xukumaddu kula kacdo Xarumaha warbaahinta iyo weriyeyaasha.
Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi oo ku hadlayay Afka Madasha wadatashiga oo Kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Madaxweyne Siraanyo Sharciga ka talaabsatay.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MAXAMED XAASHI
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MaxamedHaaji20.mp3″]
Hargaysa SDN.
Contact@qurbejoog.com