Labada Gudoomiye Ku Xigeen ee Golaha Wakiilada oo Casuumad u sameeyay Xildhibaanadii Fadhigii Shalay diiday,Nidarna Ku maray inaanay Fooda galinayneyn Golaha wakiilada DAAWO
Hargaysa 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Shirgudoonka Golaha Wakiilada gaar ahaan Gudoomiye Ku Xigeenada 1aad iyo 2aad ayaa Maanta Si Wada Jir ah u shaaciyay in aanu Jirin Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Golahaasi oo ay Wadaan Xildhibaanada Goluhu.
Labada Gudoomiye ku Xigeen oo Mudanayaasha Aqalkaasi ee Garabka Xukuumada Qado Sharaf ugu sameeyay Huteel Maansoor ayaa sheegay inay anshax marin ku samaynayaan Mudanayaal maalintii shalay sheegay in beesha caalamku ay fara gelin ku samayso
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com