Warbixin aanu idiinka diyaarinayey Maamulka Hay’adda Korontada oo la sheegay in la iibinayo markii ay cillad ka bixi weyday {DHAGAYSO}
Hargaysa 06.April 2014 (SDN)- Laydhka Dawlada ayaa Mudooyinkii u danbeeyay ay Ciladi la soo Deristay Taas oo Saamayn ku Yeelatay Nolosha dad badan oo adeegsada Laydhka dawlada .
Warar Hor dhac ayaa Sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay Go’aansatay inay Guud ahaanba Xaraashto Wershada Xooga Korontada hasa yeeshee Hawl wadeenada iyo Shaqaalaha Warshada oo maanta la hadlay Qurbejoog.com ayaa Sheegay in aanay aqbali karin go’aan kasta oo Xuquuqdooda lagu duudsiyayo.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dheereeye(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog@gmail.com