|

Kulan lagu Gorfaynayay Sidii Beelaha Gabooye Diiwaangelinta uga Qayb qaadan lahaayeen oo Hargaysa lagu qabtay

Hargaysa 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sidii beelaha gabooye  ee Reer Somaliland ay uga qayb qaadan lahaayeen diiwaan galinta Madaniga ah,ayaa maanta lagu qabtay magaalda Hargeysa.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xseen,Wasiir ku-xgeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliladn Shugri Xariir Ismaaciil,xildhubaanno iyo masuuliyiin kale,ayaa lagaga hadlay sida ay muhiimka u tahay in beeaha gabooye ay ka qayb qaataan diiwaan galinta madaniga ah oo ah mid ay xaq u leeyihiin.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed