|

Kulan dhaqaale loogu ururinayay Wadada Cad ee Hargeysa ilaa Salaxleey ayaa lagu qabtay Minneapolis

Minneapolis March 08,2016(SDN/QJ)-Kulan dhaqaale loogu ururinayay Wadada Cad ee Hargeysa ilaa Salaxleey ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, waxaana halkaa goobjoog ka ahaa oo booqashana ku joogay maalmahan Minneapolis , Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaeynta ee Dowladda Somaliland Cali Ibrahim Sanyare.

HALKAN HOOSE KA DAAWO XAFLADA

 

Comments are closed