Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaaden labada xisbi mucaarid ucid iyo wadani laamahooda ugandha kulankan oo daarna inaanay meesha ka bixin baahidii aynu u samaysanay xisbiyada mucaridka ah
(KampalaSDN) Waxaa caasimada dalka ugandha ee kampala ka socda kulan wada tashi ah oo ay iskugu imanyaan labada xisbi mucaarid ee ucid iyo wadani ,kaas oo ay uga gol leeyihiin inay maadamo ay yihiiin laba xisbi mucaarid inay fiican tahay ina kawada hadlaan waxyaabaha ay somaliland dantu ugu jirto mucaaridna waa inay dowlada wixi ka khaldamana sida saxan uu toosiyaan wixi ay wanaajiyaana lagu tageeero, waayo dowlad bilaa mucaarid ahi dowlad ma ahaanayso .
Hadabo nuqul ay si wada jir ah uu soo saaren labada xisbi mucaarid lamahooda dalka ugandha ayaa waxay soo gadhsiiyen nuqu ka mida somalidiasporanews,waxaanu uu dhigna sidan.
1: Hadii aanu nahay labada xisbi mucaarid lamaha ay ku leeyihiin dalalka bariga iyo badhtamaha africa waxaanu kulan baladhan oo aanu wada yeelanay markaanu ka doodnay qodabo dhowr ah waxaanu goaansanay inaau meel uga soo wada jeedsano midnimada iyo isku haynta dalka iyo dadka somaliland .
2: markaanu aragnay danta qaranka iyo badbaadada umada somaliland iyo mihiimada ay leedahay mucaaridnimadu iyo si aanay uga faadidaysan oo aanay jaanis uga helin xukumaadu yool yooltanka xisbiyada mucaaridka ah.
3: markaanu aragnay baahida loo qabo mucaarid midaysan oo xukumaada dhaliilaheeda toosiya si aanay uga bixin mihiimadii ay ka lahayn in la helo xisbiyo mucaarid ah.
4: Hadabo waxaanu dhamaan ka codsanayna dhmaan tageeraysha labada xisbi mucaarid wadani iyo ucid inay sidan oo kale sameeyen waxaan leenahay guul iyo gobonimo ilahya haynagu gadhsiiyo hayaanka iyo geediga dheer ee ina sugaaya dhmaan teen somaliland guul somaliland guul.
WABILAAHI TOWFIIQ
Waxaaba nuqulkan ku saxeexan mamulka iyo masuuliinta laamaha ay labada xisbi ku leeyihiin dalka ugandha caasimadiisa kampala
WARIYE KHADAR BITIJOOR
+256791661106
00256791661106
OFFICE UGANDHA /KAMPALA
SOMALIDIASPORANEWS