|

Kormeer ay Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland ku Soo Sameeyeen Hay’adaha Dakhli ee Magaalada Berbera DAAWO

Berbera 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudi hoosaadka Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa  Kormeer Shaqo ku tegay Magaalada Berbera isla markaana soo Kormeeray Hay’adaha Dekhli soo saar ee Magaalada Berbera.

Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Kormeer ku soo marayay hay’adaha Dakhli Soo Saar taas oo qayb ka ah Xog ogaal u noqoshada Odoroska Miisaaniyada ee 2015.

 

Berbera SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed