Komiishanka Doorashooyinka iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland oo Kulan Albaabadu u Xidhnaayeen ka Yeeshay Diiwaangelinta iyo Gudoomiyaha Ucid oo ka Hadlay {DHAGAYSO}
Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Komishanka doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi qaran ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin ku Yeeshay Arrimaha Diiwaangelinta Cod-bixiya-yaasha.
Kulankan ayaa lagaga Hadlay Hawlaha Diiwaangelinta Codbixyayaasha iyo sida looga Gaadhsiin karo muddada Kooban ee Hadhsan.
Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay inay kalsooni Buuxda Ku Qabaan Hannaanka ay Gudddidu u waddo Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyayaasha oo la filayo inay Dhawaan Dalka ka Bilaabanta, waxana uu tilmaamay
Waxa uu Faysal sheegay in Sabtida soo Socota la samayn doono Diiwaangelin Tijaabo ah oo laga Geli Doono Magaalooyinka Baki iyo Hargeysa, intaas wixii ka dambeeyana si rasmi ah loo sii wadi Doono Hawlaha Diiwaangelinta Codbixiyayaasha.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYAHA UCID
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/faysalaaaaaacali(1).mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@somalidiasporanews.com