“Waxaan Idiin Dhigi Doonaa Cashar aanu u Dhignay Kuwii Idinka Horeeyay” Khudbadii Gudoomiye Muuse Biixi iyo Hanjabad uu u diray Maamulka Punt land {DHAGAYSO}
Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad dheer ka Soo Jeediyay Maanta Furitaanka Shirweynaha 3aad ee Xisbul Xaakimka Kulmiye ayaa ka Waramay Duruufihii Gilgilay Xisbiga Kulmiye Mudadii uu Socday Qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Sida Rasmiga ah Maanta u furmay.
Gudoomiyuhu Waxa uu amaan la dul istaagay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ahaa Bud dhigihii Xisbiga Kulmiye.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO KHUDBADII MUUSE BIIXI
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MuuseBiixiKulmiye.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com