Kala Fadhigii Golaha Wakilada Somaliland Oo Si Caadiya U Furmay Uuna Shir Gudoominaayey C/raxman Ciro
Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Fadhigii Maanta Golaha Wakilada Somaliland Oo Uu Shir Gudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland C/raxman maxamed C/laahi ciro ayaa Waxa Fadhigani Ka Soo Xaadiray Badiba Xildhibanadii Golaha Wakilda Somaliland Ayaa Kala Fadhigani Waxa Xildhibanada Loo Qaybiyey Ajandaha Kala Fadhiga 26 oo Dhamaa 9 Qodob
Qodobada Mudanayaasha Golaha wakiilada loo qaybiyay ayaa waxa uu ka Koobnaa Sagaal Qodob waxaana uu u dhignaa Sidan.
1 :-Ansixinta kumiishanka Doorashooyinka qaranka.
2:-Warbixinta Shirguddoonk,Gudida Joogta ah iyo Gudidayada Golaha wakiilada.
3:-Xogogaal u Noqoshada Xaalada Dalka
4:-Mashaariicda Sharci ee golaha Horyaala
6 :-Ansixinta Masuuliyiinta qaranka
7:-Xeererka Golaha Guurtida kasoo Noqda
8:-Xeerarka Madaxwaynaha Kasoo Noqda ee aanu saxeexin IYO Wxii kale
Gaba-Gabadii Marka loo qaybiyay Xildhibaanada Kal fadhigii 26taanad ee golaha Waxa fadhiga xidhay Guddoomiyaha Golaha waxaana loo balamay Maalinta Bari Ah Fadhiga.