|

Ka Bogo Baaritaankii ay ku sameeyeen Ciidamada Booliiska Somaliland qeybtiisa denbi baarista CID Guddoomiyihii hore ee Gobolka Maroodijeex iyo Agaasimihii hore ee Dib u dejinta

Hargeysa Sept 26,2012(SDN)-Warbixin laga diyaariyay Baaritaan ay ciidamada booliska Somaliland ku sameeyeen raashin Xukuumadu ay sheegtay in la lunsaday oo loo qabtay ganacsato iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada ayaa haatan la soo bandhigay.

Hadaba si cid waliba ay uga bogato ka dibna ay goaan uga gaadho Dacwadaa iyo goaanadii ay maxkamada gobolka Hargeysa xabsiga ugu taxaabtay Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Godoomiyihii hore ee Gobolka Hargeysa Axmed Cumar X. Cabdilaahi Xamarji iyo Aggaasimihii hore ee Wasaarada Dib u Dejinta Axmed Cilmi Bare.

HALKAN GUJJI SI AAD WARBIXINTA UGA BOGATO

Comments are closed