|

Jamaal Cali Xuseen oo dhaliilay Odayaasha Afka reeraha ku adeegta ee Xukuumadu dabada ka riixayso {DHAGAYSO}

Hargaysa 15.June 2014 (SDN/QJ)-  Musharaxa Jagada Madaxtinmo ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid, ayaa Maanta si  Kulul  u dhaliiyay Odayaasha Maalmahan danbe Af-ka reeraha ku hadlaya ee Sheegaya inay taageersan yihiin Musharaxnimda Madaxweyne Siilanyo iyo Xukuumada Daladda Dalka Haysa.

waxaana uu Nasiib-daro ku tilmaamay In Maanta Dadkii Dhaqanka ahaa ee Umada ay ayhad inay dhex u noqdaan ay sheegayaan inay Garabyo iyo dad gaar ah ay Taageeero u Muujinayaan,taaso oo ka baxsan Milgaha Suldaanimo,isaga oo hoosta ka Xariiqay inay jiraan dad aan Suldaan iyo Caaqiltoona ahayn oo hadana sheegayana inay dad Magacooda ku hadlayaan.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MURASHAX JAMAAL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/JamaalCaliXuseen15j.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed