|

Jabuuti iyo Somaliland oo Heshiis argagixisada ah kala Saxeexday,Xeryo Ciidan oo Weftiigii Warancade Booqdeen ka Daawo Qurbejoog

Jabuuti 02.April 2014 (SDN)- Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Jamhuuriyada Jabuuti ayaa Maanta Heshiis Iskaashi oo Ku Saabsan La Dagaalanka Argagixisada Iyo Sugida Aminiga Waxay ku kala Saxeexdeen Magaalada Jabuuti ,Dhinaca Kalena Waxay Kormeer Ku Soo Wada Mareen Xarunta Akademiyada Ciidanka  Poliska Jabuuti .

Weftiga ayaa Waxaa kale oo ay Booqdeen Xero Ciidan halkaas oo ay kula Kulmeen Ciidamada kala Duwan oo Carbis ku soo bandhigay .

Jabuuti SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed