“Iyadoo Wada Hadaladu Socdaan Waa Inaan Midnimada Dhexdeena Xoojinaa” C.raxmaan Aw Cali {DHAGAYSO}
Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN) – Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane C.raxmaan Aw Cali Faarax ayaa Tilmaamay in baahi weyn loo qabo sidii ay bulshada Somaliland u Xoojin lahayd Isku duubnidooda si looga Midho dhaliyo himilada uu qaranku leeyahay.
Siyaasiga C.raxmaan Aw Cali Faarax oo ka hadlayay Gabo Gabada Shir ay Jaamacada Hargaysa qaybteeda Sharcigu soo qaban qaabisay oo lagu lafo gurayay qodobo taabanaya Wada Hadalada u Socda Somaliland iyo Somalia ayaa waxa uu ka jeediyay Khudbad taabanaysa dhinacyo badan.
Halkan Guji Si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Halkan C.raxmaan Aw Cali
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Cabdiraxmaantol15.mp3″]
Hargaysa SDN
contact@somalidiasporanews.com