|

“Ina Cabdi Gaboobe Keligii Ma Xidhna,Laakiinse Waynu Wada Xidhanahay Saadanbana Waa la ina wada Tooganayaa” Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}

Hargaysa 22,May,2014(SDN/JQ)—Wasiirkii hore ee Wasaardda Warfaafinta Jamuuriyadda Somaliland Md.Boobe Yuusuf Ducaale,ayaa Madxaweyne Siilanyo u Soo jeediyay inuu si deg deg ah u fasaxo Wargaysayda iyo Wariyayaasha xidhan.waxa uu sheegay inay nasiib-darro tahay iyada oo lagu jiro Maalmihii dalka La xoreeyay in Rag ka mid ah dadkii Dalka Xoreeyay ay Jeelka ku jiraan.

BOOBEHEENADhianca kalena waxa uu sheegay in aanay ahayn wax Shacabka reer Somaliland,ay ogolyihiin in Dalkooda layska soo galo,iyada oo la oorkayo Gobol ka mid ah Somaliya,oo aan Fiiso iypo Baasaabortona lagu soo galin.

Boobe Yuusuf Ducaale,ayaa ka hadlay Madal lagaga hadlayay Tcadiyada ay Xukuumadu ku hayso Xoruyatul-Qawlka Somaliland.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA BOOBE YUUSUF
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Boobeshir22m.mp3″]
daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed