|

“Isagoo (Xildhibaanku) aan tartan-na ku jirin, derajana Xildhibaan ka ah sabab intaas oo dad ahi mu’amarad uga shaqayso oo dadka intaas leegi iskugu tagtaa ma jirto” {DAAWO}

Hargaysa 25.October 2013 (SDN)- Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay inuu Hay’adaha amniga iyo kuwa sharciga la tagayo in lagu soo cadeeyo eedo uu Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille shalay u jeediyay oo la xidhiidhay inuu wax ka soo qorsheeyay ninkii habeen sadexaadkii ku rasaaseeyay Xildhibaanka magaaladda Hargeysa. Wasiirku wuxuu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta.

Wasiirka warfaafintu waxa uu sheegay in uu maxkamad la tagi doono dacwad la xidhiidha in lagu soo cadeeyo eedaha Dhagareed ee uu sheegay in xildhibaanku u soo jeediyay.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed