|

“Iminka Waa La Diyaariyay Siyaasadii Maamul Daadejinta” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland {DHAGAYSO}

sayliciHargaysa 07.March 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka furay Huteel Maansoor Shir lagaga hadlayo Maamul daadejinta.

Shirkan oo Socon doona Mudo Sadex Cisho ah Waxaa Ka qayb galay Maayarada Magaalooyinka laga Wado Mashruuca Maamul Daadejinta ee Somaliland,Saraakiil ka Socotay Hay’adaha Qaramada Midoobay,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Somaliland iyo Marti Sharaf kale .

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Madashaasi hadalĀ  ka soo Jeediyay ayaa Cadeeyay in Xukuumada uu ka midka yahay Gadhwadeenadeedu ay diyaarisay Siyaasadii maamul daadejinta ee Qaranka .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MADAXWEYNE KU XIGEENKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MaamulJPLG.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

 

Comments are closed