Imaamka Al Azhar oo ku baaqay Qorshe lagu nabadeynayo Soomaaliya
Qahira April 19,2012(SDN)-Imaamka sare ee ayaa dib ugu celiyay qorshe lagu nabadeynayo Soomaaliya oo hore ay u soo bandhigeen Jaamacada Al Azhar ee dalka Masar.
Hadalka ayuu Sheekh Axmed el-Tayyeb jeediyay xili uu kulan la qaadanayay madaxa Jaamacada Muqdisho Cali Sheekh Axmed oo masar booqanaya.
Madaxa Al Azhar ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u guntadaan sidii xasiloonida dalkooda ugu soo celin lahaayeen.
Sheekhu ma faahfaahin qorshahan ay wadaan ee lagu nabadeynayo dalka Soomaaliya.
SDN-Qahira
contact@somalidiasporanews.com