|

Hujuunkii Burco ee 1988kii iyo Kii Hargaysa Mataano Xidhiidh lahaa {DHAGAYSO}

1988 BurcoHargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Waa Maalmihii Is maqiiqa iyo Is Hujuunka Laba cudud oo aan la is barbar dhigi Karin,Waa Maalmihii ay Xarakadii dhaqdhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee SNM Hal bacaad lagu lisay ka dhigtay Riyo ay isku maaweelinayeen talisyadii Muqdisho iyo Addis ababa oo ku shirsanaa Soodare isla markaana gaadhay Heshiis dhigayay inay kala Joojiyaan Wixii Hurin karayay khilaafkii dhex dooda ka aloosnaa.

Waxay Maalmahani ahaayeen 27 Sanno ka hor markii ay Jabhadii SNM ee Horseedka ka ahayd Xornimada Somaliland ay Guluf dagaal ku soo qaadeen Magaalooyinka Hargaysa Iyo Burco oo ay ku lamaanayeen Jiidaha u dhexeeya labadaas magaalo.

Barnaamij taariikheedkan waxaan idiinku soo tebin doonaa dhacdooyinka ku taxan Xuskan iyo Weedho laga guntay Saraakiishii SNM ee Xiligaas

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KAGA BOGO BARNAAMIJ TAARIIKHEEDKAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Barnaamijgaarah27m.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed