Hogaan Cusub oo ay doorteen Gudida Wanaag Farista ee Somaliland {DHAGAYSO}
Hargaysa 08.April 2014 (SDN)- Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista ee Somaliland ayaa Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Xaruntooda Caasimada Hargaysa Waxay ku Shaaciyeen Hogaan Cusub oo ay doorteen kadib markii ay Dhawaan Xilkii iyo Xubinimadii Gudidaasba ka Xayuubiyeen Gudoomiyahoodii hore oo ay ku eedeeyeen inuu bulshada soo dhex dhigay Mas’alo Diineed oo Khilaaf dhalisay.
Gudidu Waxaa kale oo ay Xilkiisii u Jadiidiyeen Gudoomiyaha Golaha Shuurada ee Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista iyagoo Dadweynaha iyo Xukuumadaba ka Codsaday in Sidii ay ula shaqaynayeen ay ula sii Shaqeeyaan .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALADII GUDIDA WANAAG FARISTA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GudidaWanaag8.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog@gmail.com