|

Haweenka Degmada Sallaxley ee Hargaysa iyo Bristol oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Wareejiyay Gudida Dhismaha Wadada Cad DAAWO

Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)-   Gudida Dhismaha Waddada Cad ayaa Deeq Lacageed kala Wareegay Haweenka Degmada Maxamud Haybe iyo Kuwa Ururka Gaaroodi ee Magaalada Biristool ee Wadanka Ingiriiska

Haweenwaynaha ayaa lacag ka Badan 87,oo  Kun oo dollarka Maraykanka ah   ku wareejiyay guddida dhismaha waddada cad ee isku xidhaysa hargaysa iyo salaxley .

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday hotel dalxiis ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Gudoomiye Ku Xigeenka Guddida Dhismaha Waddada Cad Sh.Maxamed Cali Geedi .Gudoomiyaha Guddida Beesha Caqil Rashiid Maxamed Jaambiir .Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees . Haweenkii lacagta wareejinayay . Madax dhaqameed dhalinyarao aqoonyahan iyo marti sharaf kale.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed