|

Hargaysa oo lagu Naaqishayo Xeerka ugu Muranka Badan ee deegaanada Somaliland Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Kulan Hawleed Lagu darsayo Xeerka Qabyo Qoraalka ah ee Ka Garnaqista Dacwadaha dhinaca Dhulka oo ay Soo qaban Qaabisay Wasaarada Arrimaha Gudaha isla markaana ay ka qayb galeen Wasaaradaha uu Xeerkani Khuseeyo ayaa maanta ka Furmay Magaalada Hargaysa.

Kulankan Waxaa ka Qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Sare,Wasiirka Beeraha,Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka,Maayaro iyo Marti Sharaf kale.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed