|

Hargaysa oo lagaga dhawaaqay Ururka Xisaabiyeyaasha iyo Wasiiro ka Qayb galay {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.Aug 2013 (SDN)- Waxaa Magaalada Hargaysa lagu qabtay Urur ay ku bahoobeen Xisaabiyeyaasha Somaliland kaas oo noqonaya Ururkii u Horeeyay ee Xirfadooda ugu shaqeeya dalka .

laba wasMunaasibada lagu shaacinayay Ururkan waxaa ka qayb galay Wasiirada Qorshaynta Qaranka Mudane Sacad Cali Shire iyo Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale Ujeedada aasaaska Ururkan ayaa lagu sheegay Mid kala Talinaya Xukuumada iyo Hay’adaha Caalamiga ah Qaab Xisaabeedka Haboon ee ay ku Wada Shaqaynayaan.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ururkaxisaabiyeyaasha(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed