|

Hargaysa oo laga Hirgalinayo Maktabada Qaranka iyo Munaasibad Maanta loo qabtay Qurbejoog ka DAAWO

Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta ka qayb galay munaasabad balaadhan oo lagu bilaabayey dhismaha maktabadda Qaranka JSL.

Wasiirada Waxbarashada Mudane Sam Sam Cabdi Aadan iyo Qorshaynta Qaranka Mudane Sacad Cali Shire oo Daahfurka Maktabada Qaranka ka hadlay ayaa Tilmaamay sida ay Muhiimka u tahay in Xooga la isugu Geeyo Hirgelinta Maktabadan oo faa’iido badan u Yeelanaysa dalka iyo dadkaba.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed