Hambalyo Ku socota Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxmud Silanyo; by Xamse Muxumed Nuur
Aslama Calaykum Waraxmatulahi Wabarakaatuhu Dhaman waxan salamaya bahwaynta Saxafada Somaliland Oo si Hagar laan ah u soo tabisa Hormarka Dalka .
Dulucda Qoraalka hadan u dhadhaco waxan Hamabalyo iyo Boogaadin U dirayaa Shacabka reer Somaliland Gudo Iyo Dibada Jooga Sida Fiiacan ee ay uga Soo Gudbeen marxaladaha Qalafsanaa ee dalku soo maray iyo sida ay isula fahmeyn nabadgalyadooda iyo Xasiloonidooda ay ku naalooyanayo Har iyo Habeen taas oo ay kaga duwan yihiin Sucuubta ku nool Mandaqada geeska Afrika ee dagaaladu afeeyen .
Waxan si Gaar ah Hambalyo u diraaya madaxwaynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxmuud (silaanyo) oo ah Shakhsida lagu dhaato laguna faani karo Xagkastoo lag eegaba oo ay u dheer yahay Madaxwaynahana Intii uu xilka Madtinimada uu hayay Waxa uu dalka Gaadhay heer Caalamka laga barto oo lagu soo hirto , waxan uu ka mira dhaliyay Himiladii iyo Higsigii uu ku ololeynayay Xiligii uu Mucaaridka ahaa , Waxan alle uga baryay in uu Ufududayay inta udhimay ee u qorsheyansan,.
Waxa kale oo hambalyo Udiraaya Halyeyga Qaran Xildhibaan Axmed Maxamed Diriye (nacnac) Waa Shakhsi Fahmay Wixii loo soo dooratay Xaqiijiyayna waxqabda dhab ah sida darteet waxaan ugu baaqaya Xildhibaanada golaha Barlamkan Somaliland in ay kaga dayadaan oo ay ka tagaan Taarikh fiican Sida xildhiban nacnac oo kale oo awood iyo karti muujiyay kana qayb qaatay Horomarka dalka ugu danbeya waan ku hambalyeynaya Kartida Qaliga ku dhisan oo uu mujiyay Xisbiga uu ka tirsan yahay ee kulmiye iyo sharafta uu kuleyahay Golaha barlamanka .
Qoraalkii Xamse Muxumed Nuur
Hargaysa Somaliland