|

Halkuu Marayaa Khilaafkii ka Taagnaa Soo Xulista Ergooyinka ka Qayb qaadanaya Shirweynaha Xisbiga Kulmiye iyo Dooda Xildhibaan C.raxmaan Dheere {DHAGAYSO}

Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Caalin oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Xubina ka ah Xisbiga Talada haya ee Kulmiye ayaa Maanta ka Hadlay Kulamo Xidhiidh ahaa oo Maalmihii u danbeeyay ay lahaayeen Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye Isla markaana ay kaga arrinsanayeen Soo Xulista Ergooyinkii ka Qayb galayay Shirweynaha 3aad ee Mudo dhaafay ee Xisbiga Kulmiye .

Xildhibaanku Waxa uu Sheegay in Maalmaha soo Socda ay soo dhamaystiri doonaan Ergooyinka ka Qayb qaadanaya Shirweynaha Xisbiga Kulmiye.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XILDHIBAAN C.RAXMAAN DHEERE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Caalin15.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed