|

Todoba Bilood kadib oo uu Maanta Mulkiilaha Universal Tv raali Gelin ka Bixiyay Barnaamijyadii Sababay in laga Xayiro Somaliland DAAWO

Mulkiilaha UniversalHargeisa 28/9/2014(SDN/QJ) Mulkiilaha televionka Universal Axmed Abuubakar ayaa maanta  raaligalin  ka siiyey  shacabka somaliland iyo xukumadiisaba barnamijyadii  laga baahiyay Telefishankiisa Gaar ahaan Faaliyaha Qaranka Mudo Todoba Bilood ka Hor Kaas oo Si Weyn ay uga Cadhootay Xukuumada iyo Shacabka Somaliland Isla markaana lagu gaystay Xadgudubyo Shakhsi ah.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Xiligaasi Sheegay inay Ruqsadii kala noqdeen Telefishanka Universal  .

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.com

Concat@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed