Halkan Ka Daawo: Xoghayaha Siyaasada Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Ayaa Maanta Ka Waramy Siyaasda Arimaha Dibada Iyo Arimo Badan Oo kale…………..
Hargeisa June/27 2014(Sdn/Qj) Xoghayaha Siyaasada Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Ayaa Maanta Ka Waramy Siyaasda Arimaha Dibada Iyo Arimo Badan Oo kale Ooy Ka Mid Yihiin Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Oo Uu Sheegay In Wasiirka Wasaeada Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Uu Waxba Ka Qaban Kariwaayey siyaasdaa Dibada Kana Dhaadhicin kariwaayey gooniisu taaga Somaliland Sidoo Kale Waxa Uu Xoghayuhu Xukuumda Ku Hablyeey Galitaanka Taleex Iyo Waliba Safarkii Ay Qar Ka Mida Golaha Wasiiradu Maalinihh Ud Danbeeyey Safarka Ku Tageen………………..
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbo joog
contact.somalidiasporanews.com