Halkan ka daawo: Xisbiga Wadani Oo Qadacay Labada Diiwan-Galinod Ee Dhakada La Iska Saaray Taagerayaashiisana Ugu Baaqay Inanay Ka Qaybgalin
Hargeisa 11/9/2014 (SDN/QJ)xisbiga wadani oo maanta qaadacday diiwangalintii madaniga ahaa iaygoo sheegay inay xukuumadu kaga baxday balantii iyo iyo dalab ay xukuumada kaga dalbanayaan inay labada diiwangalinood kala qaadan sidoo kale ugu baaqay guud ahaan inaanay ka qayb galin diiwan galinta madaniga ah