Halkan Ka Daawo: Ururka Dhaqaalayanka Somaliland Oo Laga Furay Magaalada Hargeisa Iyo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Gudoomiye Looga Dhigay
Hargeisa 17/8/2014 (SDN/QJ) ururka dhaqaalayanka somaliland o laga furay magaalada hargeisa iyo wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka somaliland sacad cali shire oo gudoomiye looga dhigay ururkani ayaa inta badan ka kooban dhaqalayanka somaliland ee ka soo baxay jaaamcadaha somaliland
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbe Joog
Concat@somalidiasporanews.com