Madaxweyne Siilaanyo oo u Kicitimay Uk Iyo Itoobiya,Kana Hadlay Aragtidiisa Xoriyatul Qawlka Saxaafada,iyo Ujeedada Safarkiisa DAAWO
Hargeisa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Madawxaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta dalka dibada uga baxay xili xaaladisa siyaasaded ee dibadu meel adaga marayso
safarkan Madaxwaynaha ayaa ku sii jihaysnaa dalka Ingiriiska isagoo madaxwaynuhu sii mari doona dalka Itoobiya oo uu kala sii hadli doono arimaha xududka Markaas kadibna Waxa uu u Gudbi doonaa Dhanka Ingiriiska oo uu fasax kooban ku soo qaadan doono
Hargeisa SDN/QJ Office
Maxamed Adan Qurbe Jog
Concat@somalidiasporanes.com